burur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
burur1
Magac lab1
Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo.
2
la midka ah (ld):
burbur(1)
3
la midka ah (ld):
bururid
burur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
2
la midka ah (ld):
burbur²
Is-rogga falkan
-ray, -rtay