caddaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caddaan1
Magac lab1
Midabka cad.
2
Dadka inta midabkoodu cadyahay.
3
C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn.
4
Daacadnimo; run.
5
Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
caddaan2
Magac faleed dheddig