Qaamuusle LogoQaamuusle

daabakhaad

Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
daabaqaad
Calaamad, summad, lagu dhigo neef iib u jooga
2
Tartamidda cayaar turub laba dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, in ay qolo keliya wareegto.