dabandeeb
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabandeeb1
Magac labSocod dan la'aan ah oo la iska daba noqnodo. ld dabandeebid.
dabandeeb2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi dan la'aan ah isaga daba noqosho.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bay, -btay