Qaamuusle LogoQaamuusle

dadab

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dadab1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
dedeb
Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub
2
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
3
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin.
4
la midka ah (ld):
dadbid
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

dadab2
Magac dheddig
1
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
2
Rarada la saaro aqalka miyiga.
Wadarta Magacan

-bo, m.l

dadab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
Is-rogga falkan

-dbay, -dabtay; -dbi