daqran
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daqran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof).
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
daqran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).
Is-rogga falkan
-naa, -nayd