Qaamuusle LogoQaamuusle

deegaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

deegaan1
Magac lab
1
Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno.
2
la midka ah (ld):
degaan
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

deegaan2
Magac dheddig
Doog meel roob badan ku da'ay ka baxa.