dhaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaad1
Magac labMeesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
dhaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Neef qoob ka xirid si aanu u cararin.
2
Dheri, xeero, burjiko iwm tolid.
3
Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
Is-rogga falkan
-day, -dday