Qaamuusle LogoQaamuusle

dhabarjab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhabarjab1
Magac lab
1
Dh. ah: hawl culus oo lagu daalo.
2
Dh. ah: arrin aan lagu guulaysan.
3
la midka ah (ld):
dhabarjabid
dhabarjab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku dh.: hawl culus ku daalid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay