dhalaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhalaal1
Magac labIftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal¹.
dhalaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Muuqaal ifaaya yeelasho.
2
Dareere noqosho (adke).
3
Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal².
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay