Qaamuusle LogoQaamuusle

dhan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhan1
Magac lab
1
Dhinac, gees.
2
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
Tusaale
Caana dh.
dhan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Caano cabbid.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

dhan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
Is-rogga falkan

-ammaa, -ammayd