Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaqanguur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhaqanguur1
Magac lab
1
Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey.
2
la midka ah (ld):
dhaqanguurid
dhaqanguur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay