Qaamuusle LogoQaamuusle

haydal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

haydal1
Magac lab
h. ah: neef ido ah oo caato ah.
haydal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Neef ido ah caatoobid.
Is-rogga falkan

-lay, -ashay