dhaqso
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaqso1
Magac lab1
(fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
2
la midka ah (ld):
dhaqsad
dhaqso2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadHawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso².
Is-rogga falkan
-saday, -satay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-saday, -satay