dhaqtan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaqtan1
Magac lab1
Tartanka meel la dhaqaysanayo lagu tartamo.
2
la midka ah (ld):
dhaqtamid
ld dhugtan¹
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
dhaqtan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDhaqaysi ku tartamid. ld dhugtan².
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami