dhawaati
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhawaati1
Magac labRaad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
dhawaati2
Fal magudbe, isrogrogga 2aadGeel badan oo isdaba jooga raad samayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay