dhaxal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaxal1
Magac lab1
Hantida qof dhintay looga haro.
2
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
dhaxal2
Magac lab1
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
2
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
dhaxal3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g)Hanti qof dhintay uga harid.
2
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
3
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
Is-rogga falkan
-xlay, -xashay; -xli