dhaxalwareeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhaxalwareeg1
Magac lab1
Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma.
2
la midka ah (ld):
dhaxalwareegid
dhaxalwareeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCid waxay dhaxal u lahayd dhumid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay