Qaamuusle LogoQaamuusle

dhaxantir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhaxantir1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
dhaxantire
Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed
2
la midka ah (ld):
dhaxantirid
dhaxantir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax dhaxanta la isaga baabi'iyo.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay