dhibiib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhibiib1
Magac lab1
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
2
la midka ah (ld):
dhibiibid
ld dhibib¹
dhibiib2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib³.
Is-rogga falkan
-bay, -btay