dhiig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhiig1
Magac lab1
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
2
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
3
Dil.
dhiig2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Dhiig sii deyn.
2
la midka ah (ld):
dhiigow
Is-rogga falkan
-gay, -gtay