dhilan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhilan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday noqosho.
2
Diriqii laga bixiyey noqosho (caw, xaskul iwm).
3
Timo la qurxiyey noqosho.
4
Luumo galley, haruur iwm wax la siibay noqosho si aanay isu gubin.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
dhilan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday ahaansho.
2
Diriqii laga bixiyey ahaansho (caw, xaskul iwm).
3
Timo la qurxiyey ahaansho.
4
Luumo galley, haruur iwm wax la siibay ahaansho si aanay isu gubin.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd