qarqarrooti
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qarqarrooti1
Magac lab1
Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo.
2
la midka ah (ld):
qarqarrootiyid
qarqarrooti2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSocod dheeldheelli ah socosho.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi