dhoof
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhoof1
Magac lab1
(-faf, m.l) Dalka oo dibadda laga aado.
2
(-faf, m.l) Badeeco dibadda laga keeno.
3
la midka ah (ld):
dhoofid
dhoof2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKu dh.: dal dibad ka aadid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay