dhooldillaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhooldillaac1
Magac lab1
Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys.
2
la midka ah (ld):
dhooldillaacid
dhooldillaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQosol ilka caddeyn ah qoslid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday