Qaamuusle LogoQaamuusle

xagxag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xagxag1
Magac lab
1
Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare.
2
Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.
xagxag2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay