Qaamuusle LogoQaamuusle

xuubka timbaanik

Magac labCilmiga-naflayd
Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq- dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.
Wadarta Magacan

-kyo, m.dh