Qaamuusle LogoQaamuusle

xuub muruqeed

Magac labCilmiga-naflayd
Sooh xiriireed daboola xubnaha jilicsan ee jirka wuxuuna leeyahay qayb sare, maqaarka hoostiisa, iyo qayb hoose oo ku duuban xirmooyinka muruqyada.
Wadarta Magacan

-bab ..., m.dh