Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xuub maskaxeed
Magac lab
Cilmiga-naflayd
Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo hoos kaga dahaaran lafta madaxa iyo godka laf-dhabarta, waxayna daboolaan maskaxda iyo xangullada.
Wadarta Magacan
-bab.../-dyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xuub
Magac lab
2: xuub-badh-habe
Magac lab
3: xuub-balaasmeed
Magac lab
4: xuub-ileed-holac
Magac lab
5: xuub-malaas
Magac lab
6: xuub-muruqeed
Magac lab
7: xuub-ubuceed
Magac lab
8: xuub-wadne
Magac lab