Qaamuusle LogoQaamuusle

xuub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xuub1
Magac lab
1
Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran.
2
Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
Wadarta Magacan

-bab, m.l

xuub2
Magac labCilmiga-naflayd
Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
Wadarta Magacan

-bab, m.l