Qaamuusle LogoQaamuusle

xuub balaasmeed

Magac labBaayoloji
Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unugga. Xuubka badankiisu wuxuu ka samaysanyahay borotiinno iyo dufan. Wuxuu joogteeyaa walxaha gelaya iyo kuwa ka baxaya unugga.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh