hallow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hallow1
Magac lab1
la midka ah (ld):
hallaabid
Lumidda wax ka lumaan jidka toosan
2
H. ah: nafley jidkii toosnaa ka luntay.
hallow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax lumid.
2
Wax qarraabid.
Is-rogga falkan
-laabay, -lowday; -laabi