Qaamuusle LogoQaamuusle

qanjidh dhidid

Magac labCilmiga-naflayd
Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka. Waxa uu soo daayaa dhidid. Tirada qanjidh dhididku waa ay ku kala duwantahay xayawaanka.
Wadarta Magacan

-dho ..., m.l