halow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
halow1
Magac lab1
Midab madow oo dabku ku reebo wax gubtey.
2
Kulka ololka dabka ka soo baxa.
halow2
Magac dheddig1
la midka ah (ld):
galow
Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad
2
H. ah: waddo haloosi ah.