dibbirsan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dibbirsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax dibbiray noqosho.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
dibbirsan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax dibbiray ahaansho. ld dibbiraysan, dibbiryaysan.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd