digrii
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
digrii1
Magac labDarajo.
digrii2
Magac lab1
(fiis.) Halbeegga heerkulka oo la doorsooma kolba qiyaasta la adeegsanayo, sida santigireedh ama feeranhayt.
2
(juqr.) Halbeegga loolka ama dhigaha ee la adeegsado si loo muujiyo meel ka mid ah dhulka dushiisa.