dillaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dillaac1
Magac labMeesha bannaan ee u dhaxaysa wax is haystay oo in yar kala fuqay.
dillaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax jeexmid, qarxid.
2
Ciid, dagaal, iwm bilaabasho.
3
Wax beryid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday