Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
doolaalo
Magac dheddig
1
Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu abaahiyo ama saarto.
2
Aadidda la aado meel kale oo aan la iskaga baahnayn.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: doob
Magac lab
2: doobbadillaacsad
Magac lab
3: doobbadillaacsasho
Magac faleed dheddig
4: doobbadillaacsi
Magac lab
5: doobbadillaacso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: doobbagoray
Magac lab
7: doobbashiid
Magac dheddig
8: doobbi
Magac lab