Qaamuusle LogoQaamuusle

doox

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

doox1
Magac lab
1
Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban.
2
(-xyo, m.dh) Dhul godan oo biyo mareen ah; tog.
3
la midka ah (ld):
dooxid
doox2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax af leh calool nafley ku dhufasho si uur-kujirtu uga soo dhacdo.
Is-rogga falkan

-xay, -xday