Qaamuusle LogoQaamuusle

duudi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid.
2
Lafo heen ka bixin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay