Qaamuusle LogoQaamuusle

duudsi

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duudsi1
Magac lab
Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.
duudsi2
Magac lab
la midka ah (ld):
duudsasho
duudsi3
Fal laba-gudbe, isrogrogga 1aad
Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday; -iyi