duufsan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duufsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax la duufsaday noqosho.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
duufsan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la duufsaday ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami
-naa, -nayd