duug
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duug1
Magac labWax muddo badan lagu dhaq-mayey.
duug2
Magac labTaariikhWaxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka.
Wadarta Magacan
qadiim
duug3
Magac dheddig1
Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad.
2
la midka ah (ld):
duugid
duug4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax xabaalid.
2
Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid.
3
Harag iwm jilcin.
4
Geellisid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay