Qaamuusle LogoQaamuusle

duurgal

Magac lab
1
Neef aan xoolaha raacin.
2
la midka ah (ld):
duurgelid
Qof ehelkiisa ka carara
3
Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya.
4
la midka ah (ld):
duurgelid