Qaamuusle LogoQaamuusle

duurxul

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

duurxul1
Magac lab
1
Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo.
2
la midka ah (ld):
duurxul
duurxul2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.
Is-rogga falkan

-ulay, -ushay