faduuli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faduuli1
Magac lab khabarF. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
faduuli2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadCid faduul ku samayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay