Qaamuusle LogoQaamuusle

fannid

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fannid1
Magac lab
la midka ah (ld):
fannidid
fannid2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax, wax kale ka dhex raadin.
2
Wax heerheer u kala saarid.
Is-rogga falkan

-day, -dday