Ereygan wuxuu leeyahay 3 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
fansaar1
Magac lab
1
Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka lararaayo.
2
fansaar2
Magac lab
Xisaab
Qaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, kutirsane kasta oo ka mid ah ururka hore (horaad) uu ku aado kutrisane keliya oo ka mid ah ururka dambe (dambeed).