Qaamuusle LogoQaamuusle

fasal

Magac lab
1
Qaybaha buug lee yahay midkood.
2
Heerarka waxbarashada dugsiga midkood.
3
Xilli wax la beeri karo.
4
Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
Wadarta Magacan

-llo, m.dh