fiiqan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fiiqan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dubka laga qaaday noqosho.
2
Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi
fiiqan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
2
Wax caarad dhuuban loo yeelay ahaansho.
3
Wax indhaha laga qalay ahaansho.
4
Wax qashin laga xaaqay ahaansho.
Is-rogga falkan
-qnaa, -qnayd